Loading... Please wait...

Rabbigu waa adhijirka i jira - The Lord is my shepherd / Somali language christian book - Psalms illustrated with photos / Somali-English bilingual / Paperback 2014

$15.99
SKU:
1794050
Weight:
8.00 Ounces
Quantity:

Product Description

Rabbigu waa adhijirka i jira - The Lord is my shepherd / Somali language christian book - Psalms illustrated with photos / Somali-English bilingual / Paperback 2014

1794050

Paperback 2014

PAGES: 14

PUBLISHER: Noloschacusub

LANGUAGE: Somali - English

 

Psalm 23 in Somali

1 Rabbigu waa adhijirka i jira; waxba u baahan maayo.

2 Wuxuu i fadhiisiyaa doog qoyan dhexdiis, Oo wuxuu ii hoggaamiyaa biyaha deggan dhinacooda.

3 Naftayda wuu soo celiyaa. Oo magiciisa aawadiis wuxuu igu hor kacaa waddooyinka xaqnimada.

4 In kastoo aan ku dhex socdo dooxada hooska dhimashada, Sharna ka baqi maayo, waayo, waad ila jirtaa, Ushaada iyo hangoolkaaga ayaa ii raaxeeya.

5 Cadaawayaashayda hortooda waxaad iigu diyaarisaa miis, Oo saliid baad madaxayga ku subagtaa, koobkayguna waa buuxdhaafaa.

6 Hubaal cimrigayga oo dhan waxaa i raaci doona wanaag iyo naxariis, Oo weligay guriga Rabbiga ayaan degganaan doonaa.

 

Somalian Bible Text taken from Kitaabka Quduuska Ah

Bibletext English langueage taken from The Holy Bible, New International Version

 

 

 

 

 

 

Product Reviews

This product hasn't received any reviews yet. Be the first to review this product!

Customers also viewed

Click the button below to add the Rabbigu waa adhijirka i jira - The Lord is my shepherd / Somali language christian book - Psalms illustrated with photos / Somali-English bilingual / Paperback 2014 to your wish list.