null

The Bible in Somali Language - Kitaabka Qoduuska Ah (63 12M) Beautiful Green Hardcover / 2008 Revision

No reviews yet Write a Review
$69.99
SKU:
13-JFC2-G4CG
Weight:
0.00 Ounces

Frequently Bought Together:

Total: Inc. Tax
Total: Ex. Tax

Description

The Bible in Somali Language - Kitaabka Qoduuska Ah (63 12M)

Beautiful Green Hardcover / 2008 Revision Which has Corrected Some Major Errors / Somalian Bible - Printed in Kenya 

Product Features 

  • Language: Somali
  • Format: Hardcover
  • Pages: 1280
  • Publisher: Bible In My Language
  • Dimensions: 6 x 9 inches
  • ISBN: 9788892347786 

Overview 

The Holy Bible consists of two main parts: the Old Testament and the New Testament. The Old Testament was written during the time of the prophet Moses (around 1400 years before the birth of Jesus Christ) up until the prophet Malachi (around 400 years before the birth of Jesus Christ). The New Testament was written after the birth of Jesus Christ by His apostles who were eyewitnesses. Both the Old and New Testaments are essential; you cannot fully understand the New Testament without the Old Testament, and vice versa. The two parts of the Bible are inseparable and form a continuous chain. 

Here, you can read the Holy Bible, carefully translated into our native language. God's purpose is for His Word to be translated into every language because no language is exclusively sacred for writing the Word of God. The uniqueness of the Bible is not in the language it is written in but in the message it conveys. The Somali language is equal to other world languages such as English, Chinese, and Arabic. 

Interesting Facts 

  • The word "Bible" comes from the Greek language; it is the word "Biblos," which means "a series of connected books." However, the Bible is not just any other book; it is the Holy Book in a foreign language called the Bible, which God revealed to His prophets and apostles.
  • The Holy Bible was written in different languages such as Hebrew, Greek, and Aramaic, and over different periods as God revealed it to His prophets. It has since been translated into many languages worldwide, including English, Arabic, Somali, and many others.
  • The Bible was written over a period of 1600 years and consists of 66 books. Each book has its unique history, style, content, and chosen words. For example, some books are written like poetry, some as history, and some predict the future.
  • The Bible's 66 books are diverse, but they all have one purpose: "God speaking to us." They convey God's message to every generation of people worldwide. 

Publishers 

Bible In My Language 

Bible In My Language is dedicated to serving those willing to read, study, and understand the truth about who God is. They offer Bibles and other study materials in over 600 languages. Their main warehouse is located in Baltimore, MD, and they are well-connected with missionaries globally. If you cannot find a Bible in your language, there is a good chance they can find it for you through their network of pastors and missionaries. 


 Hashtags 

#HolyBible #SomaliBible #Christianity #BibleStudy #OldTestament #NewTestament #ReligiousText #BibleInMyLanguage #Faith #CulturalHeritage

Horudhac

Saaxiibayaal, Kitaabka Quduuska ah wuxuu leeyahay laba qaybood oo kala ah: Axdigii Hore iyo Axdiga Cusub. Axdigii Hore waxaa la qoray wakhtigii nebi Muuse (waa 1400 oo sannadood ka hor dhalashadii Sayid Ciise Masiix) ilaa iyo nebi Malaakii (waa 400 oo sannadood ka hor dhalashadii Sayid Ciise Masiix). Axdiga Cusubna waxaa la qoray dhalashadii Sayid Ciise Masiix ka dib, waxaana qoray rasuulladii Masiixa ee goob jooga ahaa. Axdigii Hore iyo Axdiga Cusub, labadaba waad u baahan tihiin. Ma garan kartid Axdiga Cusub ka Hore la'aantiis; sidaas oo kalena ma garan kartid Axdigii Hore ka Cusub la'aantiis. Labada qaybood ee Kitaabka lama kala saari karo oo waa sida silsilad isku xidhiidhsan.

Halkan waxaad ka akhrisan kartaa Kitaabka Quduuska ah oo si taxaddar leh loogu turjumay afkeenna-hooyo. Qasdiga Ilaah waa in Eraygiisa lagu turjumo luuqud kasta, sababtoo ah ma jirto luuqad si khaas ah quduus u ah oo ay tahay in Erayga Eebbe ee Kitaabka Quduuska/Baybalka uu ku qoranaado. Khaasnimada Baybalku kuma salaysna nooca luuqadda uu ku qoran yahay, ee waxay ku jirtaa akhbaarta/farriinta Baybalka ka hadlayo. Af-Soomaaligu wuxuu la siman yahay luuqadaha kale ee adduunka sida af-Ingirisiga amaba afka-Shiinaha, iyo xataa af-Carbeedka, sow ma aha?

Xoggo Xiiso Leh

  • Erayga la yiraahdo "Baybal" wuxuu ka yimid luuqadda Gariigga; waana kalmadda "Biblos", waxaana micnihiisu yahay "Kutub taxan oo isla xidhiidha". Hase ahaatee Baybalku ma aha wax kale ee waa Kitaabka Quduuska ah ee afka qalaad lagu yidhaahdo Baybalka, ee Ilaah u soo waxyooday nebiyadiisii iyo rasushiisii.
  • Kitaabka Quduuska ah waxaa lagu qoray luuqado kala gedisan sida afka Cibraaniga afka Gariigga iyo afka Aramayag, waxaana la qoray wakhtiyo kala gedisan sidii uu Ilaahay ugu soo waxyoonayay nebiyaashiisii. Kadibna waxaa lagu turjumay luqado badan oo aduunka ah sida Ingriis, Carabi, Af-Soomaali iyo kuwo kale oo badan.
  • Kitaabka Quduuska ah waxaa la qoray wakhti dhan 1600 oo sannadood. Baybalku wuxuu ka kooban yahay 66 kutub. Kitaab kastaaba wuxuu leeyahay taariikh gooni ah, hab gooni ah, wax gooniya oo ku qoran iyo ereyo gooniya oo loo doortay. Matalan, kitaab baa sidii gabay oo kale u qoran, mid waa taariikh, midna wuxuu sheegayaa mustaqbalka ama waxa soo socda.
  • Baybalka waxaa ku jira 66 kutub oo kala duwan, laakiin 66ka kutubba waa kuwo isku ujeeddo ah: "Ilaah oo nala hadlaya". Kulligood waxay muujinayaan akhbaarta Ilaah una sheegayaan qarni kasta dadka oo dhan.

Daabacayaasha

Bible In My Language

Bible In My Language waxay ka go'an tahay inay u adeegto kuwa diyaar u ah inay akhriyaan, daraaseeyaan, oo bartaan xaqiiqda ku saabsan cidda Ilaah yahay. Waxay bixiyaan Baybalo iyo agabyo kale oo waxbarasho in ka badan 600 oo luuqadood. Bakhaarkooda ugu weyn wuxuu ku yaal Baltimore, MD, waxayna si wanaagsan ula xidhiidhsan yihiin missioneriyo dunida oo dhan. Haddii aadan heli karin Baybal luuqaddaada, waxay u badan tahay inay ku heli karaan shabakadahooda wadaaddo iyo missioneriyo.


Hashtags

#KitaabkaQuduuska #BaybalkaSoomaaliga #Masiixiyadda #AxdigiiHore #AxdigaCusub #KitaabkaQuduuska #DaraasadaBaybalka #Iimaanka #HiddahaDhaqanka

 

 

Product Reviews

No reviews yet Write a Review